Serie A Talyaaniga oo Furmay iyo Juventus oo Laga Badiyay Markii Ugu Horeeysay Muddo dhan 87 Sanno Furitaanka Horyaalka Talyaaniga Xilli AC Milan Laga Badiyay

0
472

Serie A Talyaaniga oo Furmay iyo Juventus oo Laga Badiyay Markii Ugu Horeeysay Muddo dhan 87 Sanno Furitaanka Horyaalka Talyaaniga Xilli AC Milan Laga Badiyay

Hargeysa(Warsugannews)Juventus and Spain forward Fernando Llorente reacts to Thereau’s goal which proved decisiveSerie A Talyaaniga oo Furmay iyo Juventus oo Laga Badiyay Markii Ugu Horeeysay Muddo dhan 87 Sanno Furitaanka Horyaalka Talyaaniga Xilli AC Milan Laga Badiyay

Naadiga ku guuleysatay horyaalka Talyaaniga afartii Xilli ciyaareed ugu dambeeyay ahna kooxda difaacanayso xilligaan Serie A ee Juventus ayaa kulankii furitaanka horyaalka Talyaaniga 2015-2016 ku biloowday guuldarro.

Juventus ayaa guuldarro 1-0 ah kala kulantay kooxda Udinese ciyaartii ugu horeeysay horyaalka Talyaaniga xilligaan.

Cyril Thereau Udinese forward opened the scoring for the visitors at the Juventus Stadium on SundayGool uu dhaliyay ciyaaryahanka lagu magacaabo Cyril Thereau ayay naadiga Udinese kaga badisay kooxda difaacanayso horyaalka Talyaaniga ee lagu naanayso marwada da’da ah Juventus islamarkaasna Udinese saddexdii dhibcood ugu horeeyay ay ka qaadatay naadigii ku guuleysanaysay horyaalka talyaaniga 4-tii xilli ugu dambeeyay.

Cyril Thereau ayaa dhaliyay goolka ciyaarta oo ka dhiman tahay 12 daqiiqadood isagoo daqiiqaddii 78-aad ay u suura gashay inuu gool ka dhaliyo goolhayaha gacmaha dahabka Gigi Buffon.

Paul Pogba, who has been strongly linked with a move to Chelsea, goes on the attack for JuventusGuuldarradaan soo gaartay Juventus ayaa noqonayso markii ugu horeeysay muddo 87 sanno ah oo laga badiyo ciyaar furitaan ah horyaalka Talyaaniga kooxda Juventus waa iyadoo gurigeeda ama garoonkeeda ku ciyaarayso.

Mandzukic Croatia international uses his strength to compete for the ball with match-winner ThereauJuventus ayaa laga badiyay 40-kii sanno lasoo dhaafay kulan furitaan horyaalka Talyaaniga ah hal jeer waxayna kulankaas guuldarada la kulantay ay ku ciyaaraysay garoon kale oo marti ay ku ahayd waxaana ka badisay naadiga Bari sanadkii 2010.

Kingsley Coman Promising young talent was at the heart of many of Juventus’ attacks

Guuldarradaan soo gaartay Juventus ayaa imaanayso iyadoo ay iska fasaxday ciyaartooyda kala ah Andrea Pirlo,Arturo Vidal iyo Carlos Tevez kuwaas oo laf dhabar u ahaa guulaha ay Juventus gaaraysay afartii sanno lasoo dhaafay.

Former Patrice Evra Manchester United defender tries to take on Udinese’s Andrade Edenilson Juventus ayaa waxaa ruxaya dhaawacyo waxaana dhaawac ahaan ugu maqan Sami Khedira,Alvaro Morata,Claudio Marchisi iyo Kwadwo Asamoah.

Mario Mandzukic, who arrived from La Liga giants Atletico Madrid in the summer, shows his frustrationKooxda weyn wadanka Talyaaniga Juventus ayaa suuqa kala soo wareegtay oo kusoo biiray xilligaan xidigo ay kamid yihiin Mario Mandzukic,Paulo Dybala,Sami Khedira iyo Simone Zaza iyo kuwo kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here