SIILAANYO KA GOBSAN GELLE !!! QALINKII AMAL QAALI

0
714

SIILAANYO KA GOBSAN GELLE !!! QALINKII AMAL QAALI

amalMadxweynaha jamhuuriyada Somaliland mudane aqoonyahan ahmed mahamed mahamuud aadan siilanyo waxa rabi sharaf iyo haybad u siiyay Marti soorka martida iyo so dhaweyntooda madxweyne siilanyo wuxu ka mid aha ragii wadanka dhigooda u so cabay dhimasho iyo geeri ba u diyaar aha halka madxweyne gelle xilka u hayo Manta ku so fuulay sifo aaan tariikh lahayn tasina wa ta keentay inu gelle garan wayo mansabka martida . madxweyne siilanyo wuxu rabi haybad dherada u siiyay hogaminta qaranka kaso lagu SO dortay sifo sharci hadaba Is weydintu waxay tahay gelle ma leyahy tarikhada ama manasabka manta madxweyne siilanyo ku leyahy bulshadisa madxweyne siilanyo wuxu dheryahy gelaha jabuuti dawladnimada ,dimuqurdiyada, hanan qaaday ,xoriyatul qawlka, cadalada, dorashada xor iyo xalasha. madxweyne siilanyo waxa wuu hogamiye ka yahay wadan aan wali la aqoonsana hadana kamida wadamada ugu hadalyahnta badan caalamka tan iyo intii Somaliland la so noqotay xornimadeda waxa xilal ka so qabtay afar madxweyne ooo mansab iyo sharaf qaranka ku so hogamiyay tarikhna ku laha wadanka. madxweyn cabdiraxman (tuur)ala ha naxariste ,madxweyne cigaal alle ha u naxariste ,madxweyne rayale iyo madxweynaha haatan talada haya geesi siilanyo hadaba gelle ma la yahay tarikhdas oo kale. tarikh la’aanta gelle wata keentay inu garan wayo Marti soorka martida caalamka aan ku noolnahy way qadariyan wayna ilashadana dadygow mar so mara tarikhda sida Somaliland oo kale . hadaba gelle ma yahay siilanyo oo kale ma leyahy aqoonta ama qaran jaceylka siilanyo oo kale. walalahay rer jabuuti rabi ha idin la kulmiyo ama ha idin rumeyo hamigina ah inad aragtan wadankina oo ah wadan xor ah shacab xor ah madxweyne sifo sharci lagu so dortay.

W/Q amal Ibrahim farax