Siyaasi Xasan X. Maxamuud Warsame (Xasan Gadhweyne) Oo Tacsi U Diray Ehelkii iyo Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuum Ismaaciil Yaasiin Jaamac

0
468

 Siyaasi Xasan X. Maxamuud Warsame (Xasan Gadhweyne) Oo Tacsi U Diray Ehelkii iyo Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuum Ismaaciil Yaasiin Jaamac

Tacsi
Inaalilaah wa inaa ilayhi raajicuun
كل نفس ذائقة الموت

Waxaa Khamiistii oo ay taariikhdu ahayd 15/04/2021 ku geeryootay Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer ee Burco Marxuum Oday Ismaaciil Yaasiin Jaamac, waxanan anigoo ah Xasan Xaaji Mxamuud Warsame (Xasan Gadhweyne) aan ka tacsiyadaynayaa geeridaasi qoyska, ehelada, qaaradii, asxaabtii iyo dhamaan ubadkii iyo ooridii uu ka baxay.

Waxaan ilaahay uga baryayaa marxuumka inuu naxariistiisa janatul fardawsa ka waraabiyo, intii dhimatayna u danbe dhaafo inteena noolna inooga daba-naxariisto.

Aamiin Aamiiin …..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here