Taariikhda Dhaawacyada ciyaaryahan Daniel Sturridge ee Liverpool

0
530

waaxa qorey yaasir br

Weeraryahanka kooxda Kubadda Cagta Liverpool ee Waddanka Ingiriiska Daniel Sturridge ayaa dhaawacyo ka bixi la’ tan iyo markii uu ku soo biiray kooxda chelese sanadkii 2013 iyadoo maantadan la joogana uu dhaawac ku maqan yahay.

Haddaba shabakadda ESPN Sports ayaa sawir ka sameysay taariikhda dhaawacyadii soo gaaray Sturridge iyo muddadii uu garoommada ka maqnaa, kuwaas oo isu geyn noqonaysa 546 maalmood.