Tababare Louis Van Gaal oo lagu xanto inuu yahay macangag ayaa xalay muujiyey wejigiisa dhabtaa

0
441

Tababare Louis Van Gaal oo lagu xanto inuu yahay macangag ayaa xalay muujiyey wejigiisa dhabtaa

Tababaraha kooxda Man United Louis Van Gaal ayaa la soo baxay qaab aan horay looga baran kadib markii maalmihii u danbeeyay lagu eedeeyay inuu yahay waji canbuus.

Van Gaal ayaa xalay la soo baxay inuu yahay tababare aad uga xanuunsada hadii ay wax soo gaaraan laacibiintiisa kadib markii uu isku dayay inuu wax ka dhaadhiciyo Luke Shaw.

Luke Shaw ayuu soo gaaray dhaawac halis ah laakiin tababare Louis Van Gaal ayaa u sheegay inuu is dajiyo oo uusan niyada iska jabin isaga oo sifiican ula dardaarmay laacibka intii loo sii waday tunelka laga soo galo garoonka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here