TACSI: Wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada somaliland Oo Shaqaale Weynaha Somaliland iyo Wasaaradda Shaqada ka Tacsiyadeeyey Geerida Marxuuum Maxamed Faarax Xirsi

0
374

TACSI: Wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada somaliland Oo Shaqaale Weynaha Somaliland iyo Wasaaradda Shaqada ka Tacsiyadeeyey Geerida Marxuuum Maxamed Faarax Xirsi

Hargeysa(Warsugan) Wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada somaliland Cumar Sh.Maxamed Faarax,Wasiir dawlaha wasaarada Cabdi Daahir Camuud iyo dhamaan shaqaalaha weynaha wasaaarada shaqada iyo arrimaha bulshada somaliland waxay tacsi tiiraanyo leh Udirayaa ehelkii qaraabadii iyo shacabka somaliland ee uu kabaxay Agaasimahii Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Maxamed Faarax Xirsi oo maanta Ku geeriyoodey Magaalada Hargeysa waxaaney alleh uga baryayaa Inuu janadii Fardawsa kawaraabiyo dhamaan ehelkii qarabadii iyo Shacabka Somaliland samir iyo iimaan kasiiyo amiin amiin.