War-bixin Xiiso Baddan: Waa Kuwee 10-ka Goolhaye Ee Caalamka Ugu Wanaagsan Xilligan..?

0
372

War-bixin Xiiso Baddan: Waa Kuwee 10-ka Goolhaye Ee Caalamka Ugu Wanaagsan Xilligan..?

Hargeysa(Warsugannews)Shabakada Daily Mail ayaa soo ban-dhigtay 10-ka goolhaye ee xilligan ugu wanaagsan kuwaas oo aad loola cajabay ban-dhigooda heerka sareeya.

Haddaba qiimeyntan waxaa ka qeyb qaatay khuburo baddan oo Daily Mail ka shaqo gala iyaga oo isku raacay soona ban-dhigay 10-ka goolhaye ee xilligan ugu wanaagsan caalamka.

Haddaba hoos kaga boggo 10-ka goolhaye ee ay Daily Mail u aqoonsatay inay yihiin kuwa haatan caalamka ugu wanaagsan:

10. Bernd Leno (23-jir) – Bayer Leverkusen/Germany
9. Samir Handanovic (31-jir) – Inter Milan/Slovenia
8. Joe Hart (28-jir) – Manchester City/England
7. Iker Casillas (34-jir) – Porto/Spain
6. Gianluigi Buffon (37-jir) – Juventus/Italy
5. Hugo Lloris (28-jir) – Tottenham Hotspur/France
4. Petr Cech (33-jir) – Arsenal/Czech Republic
3. Thibaut Courtois (23-jir) – Chelsea/Belgium
2. David de Gea (24-jir) – Manchester United/Spain
1. Manuel Neuer (29-jir) – Bayern Munich/Germany

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here