Warbaahinta Masar Oo Sibalaadhan Maalmihii U Danbeeeyay U Qaadaa Dhigaysay Safar Balaadhan Oo Uu Wasiirka Ganacsiga Iyo Maalgashiga JSL Ugu Baxay Dalka Masar

0
382

Warbaahinta Masar Oo Sibalaadhan Maalmihii U Danbeeeyay U Qaadaa Dhigaysay Safar Balaadhan Oo Uu Wasiirka Ganacsiga Iyo Maalgashiga JSL Ugu Baxay Dalka Masar.

Hargeisa:(WSN)-Warbaahinta Dalka Masar sida Website ka wayn ee loo yaqaanno https://www.gomhuriaonline.com ayaa maalmihi u danbeeyay Warbixinno faahfaahsan ka qorey safar shaqo oo uu utagay dalka Masar.

Warbaahintan ayaa qortay in Wasiirka Ganacsiga JSL Dr. Cumar Shucayb Mohamed uu u joogo dalka Masar arrimo laxidhiidha iskaasha Maalgashadeed , Ganacsi iyo dhaqaale oo dhexmara labada dhinac.

Masuuliyiinta ugu sareysa dawladda Masar sida Wasiirka Ganacsiga iyo Wasiirka Warshadaha iyo Agaasimayaashooda guud oo si heer sare ugu qaabilay dalka Masar ayaa u suurta galiyay Wasiirka iyo Waftigiisu inay booqdaan goobo aanay boqanin cid aan ahayn Madaxweyne ama Wasiir.

Wasiirka ayaa booqday goobaha Warshado ee ay kamidka yihiin Warshadda Dawooyinka , Warshadda Cuntada ,Warshada Laydhka iyo Goobo kale oo taariikhi ah.

Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga JSL Dr. Cumar Shucayb Mohamed yaa inti uu kusugnaa dalka Masar laraaciyay ilaalooyin khaas ah si heer maamuus sareysa ah u daba socday.

Guddomiyaha iskaashatooyinka Shirkadaha Maalgashi ee magaalada Bedran Mr. Caadili ayaa sheegay inay fursad wayn u ahayd inay qaabileen Waftiga uu hogaaminayay Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga JSL , isaga oo sheegay in booqashada Wasiirku kaqayb qaadan doonto xoojinta iskaashiga labada dal ee kusaabsan dhinacyada Ganacsiga iyo Warshadaha.

Gudoomiyaha ayaa sheegay inay diyaarinayaan wafti balaadhan oo kasocda Shirkahadaha Maalgashi ee Masar inay booqdaan Waddanka Somaliland si ay u soo indha indheeyaan fursadaha Maalgashi ee kajira JSL.

Masuuliyiin kale oo kasocda iskaashatooyinka Shirkadaha Maalgashi ayaa dhankooda muujiyay xiisaha ay u qabaan inay lasameeyaan iskaashi Somaliland, waxayna ballan qaadeen inay ka hir galin doonaan dalka Somaliland Mashaariico badan oo waxsoosaar.

Waxay sidoo kale ballan qaadeen inay u sameyn doonaan tababaro shaqaalaha dawladda JSL, iyaga oo sheegay inay ku tababari doonaan sida loo ilaaliyo tayada dawoyinka , Agabaka kale ee dalka soogalaya , iyo noocyada kale ee tababar ee ay u baahan yihiin shaqalaha Dawladda.

Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga JSL Mudane, Dr. Cumar Shucayb Mohamed ayaa dhankiisa uga mahad celiyay Dawladda Masar sida meeqaam ka sare leh ee ay usoo dhaweeyeen. Waxa uuna kahadlay muhiimadda ay leedahay iskaashiga labada dhinac ee lagu horumarinayo dhaqaalaha iyo Ganacsigaba.

Waxa uu sidoo kale Wasiirku soo dhaweeyay iskaaashi ganacsi oo dhex mara labada dhinac.

Waxa lafilayaa maalmahan innagu soo socda inuu Wasiirku layeesho shir balaadhan Wasiirada Ganacsiga iyo Warshadaha Dalka Masar ,iyaga oo wada saxeexan doona heshiis is afgarad oo dhexmara labada dawladood.

وزيرالاستثمار بأرض الصومال يزور مصانع بدرلبحث التعاون المشترك مع مصر
http://www.gomhuriaonline.com/images/news/15555485_10154276022991478_1960278246_o.jpg
كتب- تامرهلال:

قام وزير الصناعة والاستثمار عمرو شعيب بأرض الصومال بزيارة لمدينة بدر بالمنطقة الصناعية لمشاهدة ما وصلت إليه المصانع المصرية من التكنولوجيا الحديثة و المتطورة فى شتى مختلف الصناعات مثل الادوية والصناعات الغذائية والجلود والنسيج و والمحولات الكهربائية غيرها من باقى الصناعات الثقيلة والمتوسطة وبحث زيادة التبادل التجارى مع مصر.

مركز تحميل الصور

شملت الزيارة اجتماع بجمعية رجال الاعمال والمستثمرين وبعد ذلك جولة فى المدينة السكنية والصناعية خصوصاً مصانع الادوية والصناعات الغذائية والمحولات الكهربائية وكان مرافق للوفد من وزارة الصناعة والتجارة المصرية مايسة الرفاعى مسئول ملف الصومال .

مركز تحميل الصور

وقال بهاء العادلى رئيس جمعية المستثمرين بمدينة بدرأن الزيارة الهدف منها زيادة حجم التبادل التجارى بين أرض الصومال والقاهرة خصوصاً أنها سوق كبير وواعد لجميع الصناعات لدينا بجانب انهم يرغبون فى المنتجات المصرية وما نتميز به من سمعة طيبة فى إفريقيا فى مجالات الادوية و الانشاءات.

مركز تحميل الصور

وأضاف العادلى ان هناك فرص كبيرة للمستثمرين المصريين فى زيارة أرض الصومال على أرض الواقع لمعرفة توجة السوق هناك ورغبة السكان فى أى نوع من المنتجات المصرية التى نشتهر بها فى إفريقيا خصوصاً فى صناعات النسيج بجانب ما تشتهر به أرض الصومال من زراعات متنوعة وعالية الجودة تحتاجها المصانع الغذائية فى مصر.

مركز تحميل الصور

وأكد مصطفى فهمى رئيس جهاز مدينة بدر اننا نرحب بجميع زيارة الاشقاء الافارقة ونوفر لهم كل ما وصلت إليه المصانع لدينا فى المدينة لزياة حجم التجارة بين مصر وأرض الصومال خصوصاً فى الصناعات التى تشتهر بها المدينة على مستوى القارة والعالم مثل صناعة الادوية والاغذية، وصناعات الكهرباء،والنسيج ونقوم بكافة التسهيلات للوفد المرافق.

مركز تحميل الصور

وأضاف طارق بلال أمين عام جمعية المستثمرين بالمدينة ان أرض الصومال يوجد بها القوة الشرائية كبيرة بجان أنه سوق متعطش لمعظم المنتجات المصرية ويوجد فى أرض الصومال ميناء بربرة الذى سوف يساهم فى حركة التجارة بين البلدين وقربة من الحدود المصرية ومطار دولى مما يزيد فرص التصدير إليهم.

مركز تحميل الصور

واشار عبدالرحمن الزعيم نائب رئيس جمعية المستثمرين ان يوجد شركات مصرية تعمل فى أرض الصومال مثل المقاولون العرب ويحتاج سوق العم هناك مزيد من شركات فى مجال المعمار والانشاءات لما نمتلكه من خبرة كبيرة فى هذا المجال بجانب مستشفى يديرها اتحاد الاطباء العرب ويعمل فيها أطباء مصريين بجانب أن الجانب الصومالى يهتم بجودة الصناعة المصرية .

مركز تحميل الصور

ووصف الزعيم أن العمالة الصومالية تحتاج التدريب فى كل الصناعات لدينا خصوصاً فى مجال الادوية بسبب دخول الادوية المغشوشة وتحمل أسم الماركات ويجب تدريبهم لمعرفة المنتجات الاصلية .

مركز تحميل الصور

وقال وزير الصناعة والاستثمار بأرض الصومال عمرو شعيب أن السوق لدينا قادرعلى إستيعاب جميع المنتجات المصرية لأن لدينا القدرة الشرائية عالية جداً ونحن نثق فى المنتجات المصرية ونحب جودتها خصوصاً فى صناعة الادوية والجلود و الادوات الكهربائية و الاغذية والمعمار وينقصنا تدريب العمالة على معرفة المنتجات الاصلية والمقلدة.

مركز تحميل الصور

مركز تحميل الصور

مركز تحميل الصور

http://www.gomhuriaonline.com/main.asp?v_article_id=423109#.WFTzcdJ96M8