Wargelin ku socota xubnaha Golaha Dhexe ee KULMIYE‏

0
707

KU: Dhammaan Xubnaha Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE – Hargeysa
Ujeeddo: Wargelin
Dhammaan Xubnaha Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE inta joogta magaalada Hargeysa gudaheeda, waxa si xishamad iyo qadarin leh loogu wargelinayaa in laga bilaabo 17/10/2015, maalinta Sabtida, xarunta dhexe ee xisbiga laga bilaabayo diyaarinta kaadhadhka aqoonsiga kalfadhiga 5aad ee Golaha Dhexe.
Sidaas darteed, waxa laga rabaa in xubin kastaa keento laba sawir ama ay sawirka iskaga qaadaan xarunta xisbiga.

ALLAA MAHAD LEH

Xoghayaha Guud ee xisbiga KULMIYE
Xasan Siciid Yuusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here