Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada Xirsi Cali X Xasan oo Sanadka Cusub Awgii Hambalyo u diray Shacabka Somaliland iyo Shucuubta Caalamkaba

0
282

Waxaan Alle inoo waydiinayaa sannad sammo badan oo sareedo wacan leh
++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++

Waxaa caawa inoo bilaabmaya sanadka 2016 oo kamid ah labada tirsi ee laga tixraaco wareega Cadceedu ku wareegto dhulka iyo wareega Dayaxu sidoo kale ku wareego isla dhulka

Haddaba bilowga sannadkan cusub waxaan guud ahaan inoo rajaynayaa sannad inagu reeba xasuuso nafta xiiso galiya iyo taariikh dhanka wanaagsan inoogu tirsanta

Waxaan Alle inoo waydiinayaa sannad qaranamida Somaliland tisqaado oo aan kamid noqono qaramada dunida laga qiimeeyo

Meel aad joogtaanba ku noolada caafimaad, cibaado iyo cisi badan.

Wa Bilaahi Tawfiiq