Wax Ka Ogow Cuntooyinka Yareeya Duxda Ama Cholestrol Ka

0
702

Wax Ka Ogow Cuntooyinka Yareeya Duxda Ama Cholestrol Ka

Isticmaalka caleenta shaaha ee leh Midabka Greenka ah ama cagaarka waxay yaraysaan Dufanka Dhiiga sidoo kale waxay yaraysaa

WAX KA OGOW CUNTOOYINKA YAREEYA DUXDA AMA CHOLESTROL KA

Waxaynu wax ka tilmaami doonaa cuntooyinka yareeya Duxda oo aad ugu badan

Dadka Somalida iyo Dadyawka calamkaba Duxda ayaa ah Xadiga Dufanka ee dhiiga kujira.

1 Kaluunka: kaluunka ayaa ah Cuntada koowaad ee Proteinka laga Helo Taasi waxay Keentaa in Qofku hadii uu Si sax ah u isticmaalo keenta in Xadiga dufanka ee dhiiga ku jirta uu ka caawiyo,Siiba waxaa lagula talinayaa in ay aad ucunaan kaluunka uu maadada OMEGA 3 FATTY ACID ay kubadantahay taas badelkee dana hadii uu Qofku aad ubadsado waxay keentaa in uu aad kor ugu kaco Dufanka dhiigu.

2 BASASHA: Basasha ayaa iyana ah mid kale oo muhiim u ah Dufanka dhiig sida ay sheegtay Majada every day health oo iyadu aad uga faloota arrimaha caafimaadka sheegay inay kasoo xigatay DR.Mohr In daraasad uu sameeyay uu ku ogaaday in Basasha Waliba ta Cadi ay tahay midku ugu haboon ee joogtaysa xadiga Dhiiga ee Dufanka Dadka ayaa waxaa lagula talinnayaa inay tagaan meelaha laga cuno cuntada fudud ee Snack Bars oo ay kaheli karaan cunto ay ku jirto Basashu, Waxay Sido kale ay aad ugu Fiicantahay xaga Maskaxda.

3 CUNTADA BAALKA LEH: Cuntadan Baalka leh ayaa iyana ah mid sifiican uga qaybqaadata Dufanka yarantiisa ama joogtayn tiisa waayo Waxaa ku yar Dufanka sidaa daraadeed waxaa ay Dhakhaatiirtu kula taliyeen in Dadku ay cunaan cuntadan Siiba Habeenkii

4 SHAAHA GREENKA: Isticmaalka caleenta shaaha ee leh Midabka Greenka ah ama cagaarka waxay yaraysaan Dufanka Dhiiga sidoo kale waxay yaraysaa cancer ka Ku Dhaca Qanjidha loo yaqaano Prostate Gland ee Raga Kujira. Qodobka ugu dambeeya ahaa ah

5 XABXABKA AMA QARAHA : Qaraha ama Xabxabka ayaa ah mid sifiican Somalidu uwada garanayso dhamaan oo ay beerato Qarahan ayaa waxaa kujir dhawr maado sida Vitamin A iyo Vitamin C sidoo kale waa il muhiim ah oo uu casoobaxo maadada Lycopene oo jidhka ka ilaalisa suntan soo gasha waxaa kale oo uu taraa faaiidooyin badan oo dhinaca kalyaha ah waxaa laakiin ka khuseeya maqaalkeenan ayaa ah waxaa uu xadi yar oo yaraynta Duxda ah uu ka taageeraa Dhiiga waayo dhamaantii wax Dufan ahi kuma Jiraan. Warbixintan waxaa Daabacay Wargayska EVERY DAY HEALTH

W/Q

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here