Waxa Saaka Magaalada Burco Ka Jarmaaday Wefti Xoogan oo uu Hogaaminayo Madaxweyne Axmed Silaanyo, Weftigan uu Soo Kuur Gelaya Xaalada Aabaareed

0
365

waaxa qoreya yaasir br

;Waxa Saaka Magaalada Burco Ka Jarmaaday Wefti Xoogan oo uu Hogaaminayo Madaxweyne Axmed Silaanyo, Weftigan uu Soo Kuur Gelaya Xaalada Aabaareed ee Degaanada Koonfurta Gobolka Togdheer, Iyado Halkaas Iskugu soo Qaxeen Dad aad iyo aad uu Badani oo kala Yimi Dhamaan Gobolada Bariga Somaliland.
Dadkan Ka soo Barakacay Xaalada Abaareed ee Bariga oo Xaaladoodo aad uu Liidato aya Xoolahi Ka Dhamaaden, Waxaana Hadda Iskugu Darsantay, Raashin La’aan Iyo Hoy La’aan.

 

Weftiga Madaxweynaha aya ugu Kuurgelaya Xaaladooda, iyo waxi ay Ka Tari karaan, waxaaney Booqasho Ku Tegayaan Degaanka Coodanle ee Xuduuda Somaliland iyo Ethiopia, iyado Halkaas Xukummado Hadda Ka Hirgelinayso Ceel Weyn oo Xagga Biyaha Wax Ka Tari Doona Dadka Abaarto Soo Barakacisay.