Xildhibaan Cabdirisaaq Khaliif Afar Shay Ayaa U Saamixi Kara Inuu Hanto Jagada Gudoomiyaha Golaha Wakiilada

0
261

Halka Xildhibaan Faratoon 3 Bilood Ugu Danbeeyey La Maqlay Dhawaaqiisa Gudoomiyenimo.

2.Gudoomiye Xisbiga Waddani Oo Waayo Aragnimo Weyn U Leh Nidaamka Golaha wakiilada Iyo Shirgudoonka Ayaa Ka Caawinaya Kursigaasi Sidii U Fuuli Lahaa Waana Shax Culus Dr Ciro Sxbkiisa U Dajiyey

3.Aqbaliyad Golaha Wakiilada Oo Isbahaysigu Mucaaridka U Badan Yihiin 52 Ay Haystaan Ayaa Soo Dadajijanaya In Cabdirisaaq Khaliif Kursigaasi Hanto Iyadoo Hadalado Kulul Wasiirada Xukumada Madaxweyne Muuse Jeediyeen Ay Wadada U Xaadhayso In Culays Weyni Haysto Xildhibaan Yaasiin Faratoon

4.Shacabka Soomaliland Badankoodu Waxay Danaynayaan Gole Wakiilo Oo La Xisaabtama Xukumada Wakhtigan Talada Haysa Waxay Ka Daalaan Gole Gacansaar La Leh Kolba Xukumada Jirta

Waxaa Qoray Xamse Cali Bulbul

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here