Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID oo tacsi u diray Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada iyo Degmooyinka Md:Cabdiqani Ibraahim Salaf (Kabtanka )

0
323

JAMHUURIYADDA SOMALILAND
REPUBLIC OF SOMALILAND

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka
UCID
Justice and Welfare Party
حزب العداله والرأفة

Date: 17/04/2016

أشهد ان لا اله الا الله و أن محمد رسوال الله ,
إنا لله و إنا إليه راجعون
اللهم اغفـر لهما وارحمهما و اعف عنهما واكرم نزلها ووسع مدخلها
واغسلها بالماء والثلج والبرد
و نقها من الخطايا كما ينقى الثوب الابيض من الدنس
و أبدلهما دارآ خيرآ من دارهما
و قهما فتنة القبر وعذاب النار
انا لله وانا اليه راجعون
UJEEDO/Tacsi Tiiraanyo leh
Hogaanka sare ee xisbiga UCID Iyo Gudida fulinta,Golaha dhexe iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga UCID waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada iyo Degmooyinka Md:Cabdiqani Ibraahim Salaf (Kabtanka ) iyaga oo uga Tacsiyeeynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Edadii, MARXUUMAD: Farow Yuusuf Hudle Oo ku Geeriyootey Magalada Hargaysa.
(Inaa Li Laahi Waa Inaa Ileyhi Raajucuun )
Waxaana ALLAH uga baryeynaa inuu janatul fardawsa ka waraabiyo dhamaan ummada reer Somalilandna Samir iyo iimaann saadiqa ka siiyo,gaar ahaan QOYSASKII,EHLIYADII IYO QARAABADII ay marxuumadu ka baxdayana samir iyo imaan ka siiyo.
Aamiin Aamiin Aamiin
Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga UCID
Md: Yusuf Keyse Allahi