Xisbiga Kulmiye oo Magacaabay Maamulka Qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiga KULMIYE

0
582

XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARKA JSL EE KULMIYE

XARUNTA GOBOLKA MAROODI-JEEX

REF: XK/ 00015/2017 Date: 06/03/2017
War-saxaafadeed

Ku: Xubnaha Maamulka Degmooyinka Gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiga KULMIYE = Hargiesa =
OG: Gudomiyaha xisbiga kulmiye = Hargiesa =
OG: xoghayaha guud ee xisbiga kulmiye = Hargiesa =
OG: Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE = Hargiesa =

Ujeeddo: Magacaabidda Maamulka Qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiga KULMIYE

Hargeysa(WSN)Waxaan digreeto Guddoomiye ku magcaabay maamulka xisbiga KULMIYE ee degmooyinka Daarasalaam, Axmed Macallin Haaruun iyo Guddoonka Garabka Haweenka ee Gobolka Maroodi-jeex ee Hargeysa kadib:-
Markaan arkay muhiimadda ay magcaabistoodu u leedahay habsami-u-socodka hawlaha iyo abaabulka xisbiga KULMIYE,
Markaan ku qancay kartidooda iyo aqoontooda maamul,
Waxaan maanta oo ay bishu tahay March 6, 2017 u magacaabay xubnaha hoos ku qoran inay noqdaan hawl-wadeenada degmooyinkan Gobolka Maroodi-jeex ee xisbiga KULMIYE:

1. Saleebaan Xuseen Cumar inuu ahaado Guddoomiyaha Degmada Daarasalaam
2. Subeer Sh. Maxamed Ibraahim inuu ahaado Guddoomiye-ku-xigeenka Degmada Daarasalaam
3. Muuse Axmed Yaasiin inuu ahaado Xoghayaha Degmada Daarasalaam
4. Maxamed Jaamac Bullaale inuu ahaado Madaxa Abaabulka iyo Wacyigelinta Degmada Daarasalaam
5. Xasan Cabdillaahi Axmed (Qoorgaab) inuu ahaado Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada Degmada Daarasalaam
6. Ibraahim Cabdi Caynaanshe inuu ahaado Guddoomiyaha Degmada Axmed Macallin Haaruun
7. Cabdsamad Maxamed Quulle inuu ahaado Guddoomiye-ku-xigeenka Degmada Axmed Macallin Haaruun
8. Barkhad Cabdi Faarax inuu ahaado Xoghayaha Degmada Axmed Macallin Haaruun
9. Cabdicasiis Maxamed Raage inuu ahaado Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada Degmada Axmed Macallin Haaruun
10. Abokor Yaasiin Aadan inuu ahaado Madaxa Abaabulka iyo Wacyigelinta Degmada Axmed Macallin Haaruun
11. Saado Yuusuf Caways inay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka Degmada Gacan-libaax
12. Rooda Cabdillaahi Maxmed inay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka Degmada Maxamuud Haybe
13. Aamina Cabdi Raabi inay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka Degmada 31ka may
14. Kinsi Cabdi Canbalaash inay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka Degmada Axmed Dhagax
15. Khadra Shugri Cilmi inay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka Degmada Maxamed Mooge
16. Rasna Xasan Jaamac inay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka Degmada 26ka Juun
17. Faadumo Axmed Faarax inay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka Degmada Axmed Macallin Haaruun
18. Canab Muxumed Ismaaciil inay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka Degmada Ibraahim Koodbuur
19. Xamda Cabdi Saleebaan inay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka Degmada Daarasalaam.

ALLAA MAHAD LEH.

Maxamed Iid Dhimbiil
_________________________________
Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiga KULMIYE