Bahda Warsugan Media Group waxay Hambalyo u dirayaan Boqorka C/rixiin Muuse Yuusuf iyo Boqorada Sucaad Jaamac Xasan oo Meherkoodu ka dhacay 11.02.2016 Mansoor Hotel

0
344

HAMBALYO MEHER
Bahda Warsugan Media Group waxay Hambalyo u dirayaan Boqorka C/rixiin Muuse Yuusuf iyo Boqorada Sucaad Jaamac Xasan oo Meherkoodu ka dhacay 11.02.2016 Mansoor Hotel Hargeysa, waxaanay ugu ducaynayaan Ducadii Rasuulka (SCW) ee ahayd ” Baarakallaahu Laka Wa baaraka Calayka Wa jamaca Baynakumaal Bil Khayr Aw Fil Khayr.”