DAAWO: Aqalka Cad ee Dalka Maraykanka, (Xogta Dahsoon)‏

0
406

Hargeysa(Warsugannews)Aqalka cad ee dalka Maraykanka oo aanu ku soo qaadanayno barnaamijkeenan kooban ma ahayn aqal cad markii la dhisay sanadkii 1800-kii, laakiin waxa gubay ciidankii ingiriiska markii ay qabsadeen Magaalada Washington sanadkii 1814-kii ilaa uu ka noqday meel ka guur ah