DAAWO: Badhasaabka Buuhoodle oo Jawaab Adag Siiyey Maamulka Galmudug, Somalia

0
365

Gudoomiyaha gobolka Buuhoodle Md Cismaan Ciise maxamed ayaa maanta jawaab adag u diray badhasaabka Gobolka Gal=Mudug ee dalka aynu jaarka nahay ee soomaaliya oo Maalintii shalay ku xadgudbay qaranimada somaliland ka dib markii uu sheegay in Somaliland looga baahan yahay inay ka soo qayb gasho shirka gobolada soomaaliya uga socda magaalada kismaanyo