Daawo Daawo Caawa iyo Suuqyada Hargeysa oo Madaxweynuhu mushaaxay isagoon ciidamo badan wadan

0
322

Hargeysa(Warsugannews)Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa caawa la caweeyey shacbiga ku dhaqan caasimada Hargeysa isagoo tegay goobo muhiima oo ah meelaha ay shacbigu ku kulmaan, iyo sidoo kale suuqyada waa weyn oo uu lug ku soo maray lana kulmay shacbi tiro badan oo ku guda jira diyaar garawga Munaasibada Cidal Fidriga awgeed

Qayb ka mida Socdaalkii madaxweynaha ee bacadlayaasha iyo dareenkii shacbiga ee farxada, sawaxanka iyo ereyada isugu jiray ee ay ku qaabileen madaxweynaha qaranka dadweynihii ku sugnaa goobahaasi iyo madaxweynaha oon wadan wax gaadiidka ciidanka iyo Askar fara badan oo madaxweynaha iyo shacbigiisa kala mashquuliya ama kala dhex gala marka laga tago hal hal askari oo la socday wasiirka Arrimaha Gudaha