War Deg-deg ah: Qarax ka dhacay Barxada Baabuurta la dhigo ee Masjidka Barakaysan ee NEBIGA NNKH

0
361

War Deg-deg ah: Qarax ka dhacay Barxada Baabuurta la dhigo ee Masjidka Barakaysan ee NEBIGA NNKH

Madiina(Wargugannews)Wax yar Ka hor Qarax ayaa Ka dhacay parkinka Gawaadhi oo u dhaw Masjidka_Nabiga_SCW waxaana Ka dhashay dab Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya inuu qof isku qarxigay halkaasi.
CIIDAMADA AMAANKA IYO DABDAMISKA SUCUUDIGA oo la wareegay amaanka goobta ayaan weli ka hadal siday wax u jiraan ilaa hada balse waxa la filayaa in Saacadaha Soo socda wasaarada arrimaha guduhu ay ka war bixin diin doonto weerarka lagu Soo qaaday masjidka Nabiga SCW.

Dhacdadan ayaa ah mid naxdin leh iyadoo dadka muslimiinta ah lagu eedayn jiray inay bartilmaansadaan goobaha ay isugu yimaadaan dadka aan muslinka ahayni balse dhacdadan ayaa dad badan ka nixisay oo muujinaysa in reer galbeedku ku soo gabadaan diinteena suuban ee Islaamka, caawana ay cadayn weyn u tahay tan taagani ama dhacday