Daawo Haweenka Khatarta ah ee Dunida ku Dhaqan, (Xogta Dahsoon)

0
354

Hargeysa(Warsugannews)Tiro badan oo dad ah ayaa aaminsan in ragga keligood ay yihiin kuwa sharka iyo dhibka ku haya caalamkan laakiin wxaa halkaa ah hablo mid waliba ka shar badan tahay tiro rag ah oo fidmowadayaal ah.