Daawo Qisooyinka Quraanka Qaybtii 20 – Gabadhii Nafteeda iyo reerkeeda badbaadisay‏

0
404

Hargeysa(Warsugannews)Baraamijka 20 aad ee barmaamijyada Qisooyinka Quraanka waxa aan kaga hadli doonaa qisadii gabadhii boqorada ahayd ee noolayd waqtigii nabi Sulayman. Qisadii Gabadhan iyo sidii ay nafteeda iyo ehelkeedaba u badbaadisay waa qisa cajiiba oo u baahan in la dul istaago casharana laga barto