DAAWO: Weftiga Xukuumada JSL OO LA KULMAY ODAYAASHA TALEEX‏

0
561

Weftigii ka socday Xukuumada Somaliland oo uu horkacayo wasiirka Kheyraadka Biyaha Engineer Baashe Cali jaamac oo socdaal shaqo ku jooga Gobolada Bari ee Dalka ayaa maanta kulan balaadhan magaalada Taleex kula yeeshay odayaasha iyo waxgaradka deegaankaasi.waxana weftigu halkaas gaadhsiiyeen deeq loogu talogalay dadkii dhowaan waxyeeladu ka soo gaadhay roobabkii dabaylaha watay ee halkaa ka da’ay.