DHALINYARADA BEESHA CIDAGALE EE UK, MUUSOW MAYA!!

0
445

DHALINYARADA BEESHA CIDAGALE EE UK, MUUSOW MAYA!!

Muuuse biixi waa nin ku; suntan, macagagnimo, qabyaalada, miisaanka qabyaaladana sifiican utumi yaaqana, muuuse biixi abdi

Salaama eleikum

anaka oo ah dhalinyarada beesha cidagle wayne ee dalkani Uk, waxaan u aragnay in aan laga amusi karin, taagerida indhaha la’ ee badh kamida odaayaasha, laaluush qaatayaasha iyo inta xilalka daciiifka ah ka haysta dowlada waqtigeedi dhamaaday inay nagu buun buuniyaan , xamasadayste, dagaal ooge, Muuse biixi Abdi, bal magaca uun yaanan kala bakhayline.

Muuuse biixi waa nin ku; suntan, macagagnimo, qabyaalada, miisaanka qabyaaladana sifiican utumi yaaqana, muuuse biixi abdi, dadka iyo dhalinyarada mawaxuu moodaya, inay waalan yihiin, odhaahdii uu yidhi, ” aniga oo wax dili kara , duca qaadan maaye…..” markuu dafirayo!!! arinkaasi wuxuu yidhi xiligii uu ahaa wasiirkii arimaha gudaha, ee dowladii Mohamed Haji Ibrahim Egaal, xili ay socotay, dagaal iyo xamaasad

qabiil, ninka hadalkaa laga hayo, iyo intaas oo kulan maleeg colaadeeda sidee loogu amini karaa codka, beesha iyo dalkaba, waxaam leenahay Muuuse Bixii Abdi, hadii besha cidagle adiga abti kuu yihiin, xasuusnow, reer samatar adiga ayuunbay abti ku yihiin, lakin Nuux ismaaciil, waa isuwada abti, LABEENTA cidagalana waxaa abti u ah, Nuuux ismaciil, Markaa abtinimo xitaa waa lagaaga dhow yahay.

muuse astaan hoogaamiyinimo malaha, dhalinyarada beesha cidagalan khalad ayey u arkaan, in la yidhaa cidagale ayaa muuse wata, abokor muuuse ama ha tageeraan ama yaanay taageerine, cidagale waa reer blaadhan, oo aqoon dheer oo dhaqan, cadalaadeed, waayeel ,iyo aqoonba lagu yaqaanay, mana aha, beeshu gaar ahaan dhaliny;aradu rag garan waaya, inay Muuse Maya yidhaahdaan!!

waar ilaahay ka baqa oo dalka yaan dambi laga galin, Muuse ASKARINA, wax kale haloo baadh baadho, buudhigiisa kulmiye u daaya, lakin dadka madaxnimo inoogu tartamayaa ha noqdaan, dad gaya una qalma.
mustafe abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here