Fanaanada Qamar C/Laahi Harawo; Awey Dadkeygii Somaliyeed Awey Dumerkii Iyo Fanantii, Waa La Igu Ilabey Xabsiga, Ii Hiiliya.

0
456

Fanaanada Qamar C/Laahi Harawo; Awey Dadkeygii Somaliyeed Awey Dumerkii Iyo Fanantii, Waa La Igu Ilabey Xabsiga, Ii Hiiliya.

Sikasba ha ahatee dhabaal qeeylo dhaaylo dhaan ah ayeey Waxaa xabsi ku yaala wadanka turkiga ku dhibaataysan fanaandii waynayd eee qaranka soomaaliya iyo somaliland (MARWO QAMAR C/LAAHI HARAWO).

Fanaanada ayaa in kabad 6 SANO, ay dawlada turkigu ku haysaa xabsi, fanaada ayaa la sheegay inaysan galin wax danbi ah,masuuliyiin dawlada soomaaliya ama somaliland ayaan ka hadlin dhibaatada lagu hayo fanaada,ma jiraan cid ka danqatay oo soomaali ah dhibaatada ay dawlada turkigu ku samaysay fanaanada, qamar c/lahi harawo ayaa lagu xusuustaa fankii iyo filamadii iyo riyadihii ay ka dhigi jirtay dalka soomaaliya,dalka turkiga ayaa si aan ka lexleexad lahayn ugu xad gudubtay fanaanada qaran, ugu danbayntii ma jiraan wadan ku yaala aduunyada oo fanaaniintiisii inta dal

shisheyey lagu xiray hadana ka aamusay, waxa aristaas ay ka suurtawdo waa dalka soomaaliyaiyo somaliland ama dadka ku hadla afka somalida dawlada turkida oo wax dadnimo iyo dhiig ka baaraysa soomaalida ayaa ku dhiiratya inay fanaanda ku jiidjiido xabsiyadeeda.

Sikasba ha ahatee dhabaal qeeylo dhaaylo dhaan ah ayeey fananda HARAWO, soo diretey iYAdoo lah awey dadkeeygii SOMALIYEED awey DUMERKEII SOMALIYEED awey fanaantii SOMALIYEED,awey madaxdiii SOMALIYEED waa la igu ilaabey xabsiga dalka turkiga.

Hadaba dhanbaalkaan qeeylo dhaanta ahi waxa uu ku socdaa dhamaan buulsha weynta somalida ee ku hadla afka somaliga iygoo ku ceebsan arinta marwo qamar.

fariintan ayaan waxaa ka halney ahladii aay ka dhlatey marwo qamar cabdilaahi harawo.
Hadaba waxaan u sheegayaa dhamaan dadka afka somlaiga ku hadla odhami waa iney qamar jeelka sidii aay uga soodeeyn lahayeen falowgood qabtaan ilaheyna wuu idla garabgali doonaa, waa inaad qabstaan looyariin sharciga taqanaa.

waxaa qorey. fuaad maxamed qawdhan(woolwich london)
gudoomiayah dhaliniyarada araimaha bulshada ee somaliland ee uk
mr_qawdhan@hotmail.co.uk
salaanmedia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here