Fannaanada Rihanna iyo Prince Harry oo iska baaray cudurka AIDS ka, sideese noqdeen intii jawaabta sugayeen?

0
584

Amiirka dalka Ingiriiska Prince Harry iyo fanaanada caanka ah ee Rihanna, ee kasoo jeeda jasiirada Barbados oo ka qeyb galayay munaasabada dabaal dagga 50-aad ee xorminada dalkaasi ayaa waxey dadka hortooda isaga baareen cudurka dilaaga ah ee AIDS, waxayna sugeen dhowr daqiiqo jawaabta oo intii ay sugayeen mid walbo isaga isku mashquulsanaa.