Feer qosol badan oo dhex maray nin ugaarsade ah iyo xayawaanka loo yaqaan Kangaroo-ga

0
480

Nin ugaarsade ah ayaa la feertamay xayawaanka loo yaqaan Kangaroo kaddib markii mid ka mid ah eeyihii uu watay uu Kangarooga ku dhagay, qoor-sagaarana ku qabtay. Dhacdadan ayaa waxaa ay ka dhacday dalka Australia.