Hambalyo Ku Socota Gudoomiyha Dalada Guud Ee Heer Qaran Sonyo Mr: Siyaad Cumar Cali.By Maxamed Jeex

0
600

Hambalyo Ku Socota Gudoomiyha Dalada Guud Ee Heer Qaran Sonyo Mr: Siyaad Cumar Cali.By Maxamed Jeex

Gudoomiyuhu wuxuu ku talaab sadey sidii dhalinyaradu ay macluumaad

Aniga oo ku hadlaaya magacayga iyo magaca jaaliyada reer somaliland ee dalka BELGIUM waxaan Hambalyo iyo bogaadin aan u diraynaa gudoomoyaha cusub ee dhalinyarada reer somaliland sonyo MR: siyaad cumar cali oo durba muujiyey shaqo wanaag.

Hadaba mr: siyaad oo waayadanba ku jirey kormeer shaqo ku kala bixinaayey gobolada dalka oo dhan min galbeed ilaa bari si uu u soo ogaado marxaladaha ay ku jiraan dhalinyarada dalku uuna u kuur galaayey sidii la iskugu xidhi lahaa dhalinyarada jamuuriyada somaliland oo dhan.

Gudoomiyuhu wuxuu ku talaab sadey sidii dhalinyaradu ay macluumaad u kala qaadan lahayd ee 6 lixda gobol ee somaliland ay isku

weydaarsan lahaayeen wixii macluumaad ah ee ku saabsan arimaha quseeya dhalinyarada dalka somaliland.

Gudoomiyuhu siyaad macluumaadkaa uu soo ururinaayo waxaa loo soo badhigidonaa madaxda dalk masuulka ka ah si shaqo loogu abuuro iyo xirfado ,tababaro dhalinyaradana looga badbaadiyo tahriibka aafeeyey dhalinteena.

Gudoomiyuhu waxaan aad iyo aad aanu ugu bogaadinaynaa wax qabadka wanaagsan ee uu muujiyey durbaba waana talaabo sidii toosnayd uu u qaaday.

Allaa mahad leh
By maxamed jeex

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here