Haweeneyda “ugu foosha xun” adduunka oo ka xumaatay muuqaal lasoo dhigay bogga Youtube-ka

0
857

Lizzie Velasquez oo ah haweeney xannuunsan ayaa waxaa loo saariyay title-ka “haweeneyda ugu foosha xun adduunka” kaddib mar film lasoo dhigay Youtube-ka loogu caayay, looguna yeeray “haweeneyda ugu foosha xun adduunka” .