Ismaaciil Cumar Geelle oo markii Afraad la doortay iyo Sida Codadka loo kala helay

0
341

Doorashadii shalay ka dhacday Jabuuti ayaa lagu dhawaaqay iyadoo uu markii Afraad oo xidhiidha ku guulaystay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, waxaana Codadka loo kala helay Sidan

Jabuuti (Warsugannews)Musharixiintii Tartamaysay
1- Cumar Cilmi Khayre 7.32%
2- Maxamed Dauud Shixin 2.28%
3- Maxamed Muuse Cali 1.53%
4- Xasan Idiris Axmed 1.39%
5- Jamac C.raxman Jamac 0.79%
6- Ismaciil Cumar Geele 86.68%
Madaxwayne Geele waxa uu ku guulaystay markii afaraad isagoo markii ugu horaysay la dooratay 1999kii, 2005tii,2011 kii iyo imika oo ah 2016 kii. Source Horn Cable TV office in Djibouti.