Previous messageNext messageBack to messages flydubai waxay imaaneysaa Asmara – English version available (see body)‏

0
391

flydubai waxay imaaneysaa Asmara

duulimaadyada waxay ka bilaabmaan diyaaradaha 13ka meelo ee Geeska Afrika ah

DUBAI, United Arab Emirates, October 26, 2015/– Duulimaadyada ugu horeeya flydubai FZ665 waxay kadagtay shaley caasimada Eritrea, Asmara. Sida ay ugu dagtay Garoonka Caalamiga ah ee Asmara, Saraakiisha Eritrea ugusareeyo ee ay hogaaminayaan Tesfaslassie Berhane, Wasiirka Gaadiidka iyo Xiriirka, Askalu Menkorios, Wasiirka Dalxiiska iyo Paulos Kahsai, Agaasimaha Guud ee Maamulka Duulimaadka Rayidka wuxuu soo dhaweeyay wafuuda flydubai ee ay hogaaminayaan Sudhir Sreedharan, Madaxweyne ku Xigeenka Sare, Ganacsiga (GCC, Qaarada hoose, Africa) iyo xubnaha diyaarada kooxda maamulka sare.

Ghaith Al Ghaith, Madaxa Sarkaala Fullinta flydubai wuxuu yiri, “Ku darida Asmara ee shabakadeena waxay muujineysaa balanqaadkeena lagu kobcinayo xiriirka hawada ee Dubai taas oo ku jirto 67 barro oo horay aanan uga jirin diyaarad toos ah ee Dubai ku xirma ama waa lama talayay. Caasimada Eritrea waxay noqotay 13keena goobo ee Geeska Afrika.”

Asmara waa 17ka goob ee flydubai ay ku dhawaaqday sannadkaan iyo diyaarada hadeer ayay bilaabatay howlgalada Burundi, Rwanda, Somaliland, Tanzania iyo Uganda.

Sudhir Sreedharan Madaxweynaha ku Xigeenka Sare, Ganacsiga (GCC, Qaarada hoose, Afrika), flydubai wuxuu yiri: “Ku daritaanka duulimaayadeena isbuuc Asmara ah, waxaan siineynaa rakaabka ka imaanayo Geeska Afrika diyaarad toos ah ee Dubai. Marka rakaabka ay doortaan flydubai waxay ku raaxeysanayaan adeegyada safarka ku haboonaanteena, ku xisaabtanka iyo la goyn kara, waaya aragnimadeena diyaarka ah iyo heegankeena Heerka Ganacsiga.”

Rakaabka Heerka Ganacsiga waxay ku raaxeysan karaan kuraas raaxo waasac ah, dooqyada cuntada ee dalabka caalamka, ogolaanayo hubinta xamuulka deeqsiga ah iyo raadin dhaqsada ah ee dhinaca socdaalka iyo amniga. Intaa waxaa dheer, rakaabka Heerka Ganacsiga waxay heli karaan kuraasta ganacsiga ee shabakada oo dhan iyo kooxda Ganacsiga oo heegan ah 24-saacadood si ay kaaga caawiyaan diyaarsashada iyo ka qeybgalka su’aalaha inta safarka lagu jiro.

Rikaabka ku safrayo Heerka Dhaqaalaha waxay ku raaxeysan karaan nidaam madadaalada ee ku qalabeysan in kabadan 1,300 saacadoo ee tusmooyin ah, oo ay ku jiraan filimaan, ciyaaro iyo joornaalo. Boeing Sky Interior waxay yareysaa daalka diyaarada iyo waxay kordhisaa booska xiraha madaxa sare si loo hubiyo waaya aragnimada diyaarka ah ee suurtogalka ah. Rakaabka Heerka Dhaqaalaha waxay helaan cuntooyin kulul iyo qabow ee loo heli karo iibsiga diyaarka ah iyo ku saleysan dalabka hore.

Faahfaahinta duulimaadka:

Duulimaadyada u dhaxeeya Dubai iyo Asmara waxay bilaabanayaan Axada 25 Oktoobar 2015 iyo 4 duulimaadyo isbuucii, iyo duulimaadka FZ665/666 ee shaqeeya Isniinaha, Qamiisaha, Jimcooyinka iyo Axadaha.

Qiimaha

Qiimaha Dhaqaalaha soo noqodka u dhaxeeyo Asmara iyo Dubai wuxuu ka bilaabanayaa USD 450. Tani waxaa ku jira 20 kiilo oo ogolaanshaha boorsooyinka.

Heerka Ganacsiga qiimaha soo noqodka wuxuu ka bilaabanayaa USD 2,000 iyo waxaa ku jira dhammaan canshuurta iyo 40 kiilo ogolaanshaha boorsooyinka.

Duulimaadyada u dhaxeeya Dubai iyo Asmara waxaa laga iibsan karaa websaydka flydubai (flydubai.com), Xarunteeda Xiriirka +971 600 544 445, Dukaamada Safarka flydubai iyo dhinaca jaalalka safarka.

Ku saabsan flydubai:

Dulimaadyada ku saleysan Dubai ee flydubai waxay ku dadaalaan in ay ka saaraan caqabadaha lagu safro iyo kobciyaan xiriirka u dhaxeeyo dhaqamada kala duwan xiriirkeeda ay ku balaarineyso. Tan iyo xilaga ay bilaabatay shaqooyinkeeda 2009, flydubai waxay:

Aasaastay xiriir in kabadan 95 meelo, iyo 18 wadooyin cusub waxay bilowdeen 2015.
Waxay furatay 67 wadooyin cusub oo aan horay u laheyn diyaarad toos ah ee Dubai ama meesha aanan u adeegin diyaarad UAE ee Dubai ka timaada.
Diyaarada u dhisantahay 50 diyaarad cusub iyo waxay qaadaneysaa gaarsinta in kabadan 100 diyaarad dhammaadka 2023, oo dhammaan noqonayo Boeing 737-800s.
Intaa waxaa dheer, awood karka iyo dabacsanaanta flydubai sida diyaarad dhalin yara ah waxay kobcisay hormarka dhaqaalaha Dubai, iyada oo waafaqsan hamiga Dowlada Dubai, iyada oo aasaastay safaro ganacsi iyo dalxiis ee suuqaha horay aan loogu adeegin.

Wixii warbixin dheeraad ah ee ku saabsan adeegyada flydubai, fadlan booqo flydubai.com.

For inquiries, please contact:

Abdulrahman Hammad, Press Officer, flydubai

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here