Qarran wadda siyaasi ah :. Qalinkii Nimcaan Cadaani

0
453

Qarran wadda siyaasi ah :. Qalinkii Nimcaan Cadaani

Waxa waxa lag xumaado ah in dhamaan ummudii qarankan ka koobaan yahay haween,aqoonyhan dhalin yarro cuqaal iyo xatta qoloyah aan waxan akhriyin waxan qorin ee bulashada ka tirsan ee muruq maalk la dhaho ama garrab rarratada ayaa ku milamay saaxda siyaasda ee dalkeena.

Waxaa in dhowaaydab meel sare marraysay saaxda siyaasda xisbiga dalka ka arrimiyee kulmiye ka soo lagu soo dooranyeey cidda uu matali doonta musharxa rasmiga ah ee xisbiga.

Ta noqotay halheysta soo noqonoqta ayaa ah halkee golahii dhexi iyo xubnihii ku gogortamayay isla marayaan iyo hebel oo hayybtaa ka soo jeeda ayaa qolo hebla la shiraya, Markaa waxa ka dhex muuqaday marxaldaa dhamaan qayabhii bulashada hawgu horeyso inta siyaasda la haybta ah siyaasinta qabiilku ku dhataan kuwooda ugu tunka roon.

Iyo qayabo faro baddan oo ka mid ah bulshada taas oo qaybahaasa aanay waxab uuga dan ahayan waxooga siyaasin ah oo kala aragti ku ah saaxdii siyaasda waxaad arkaysaa markaad timaado meelah dadweynhu ku kulamaan sida meelah lag cunteeyo maqaxiya lag qaxweeyo ama la shaaho buseska dedweynuhu wadda raacaan iyadoo laba garrab loo kal saffanyo raga waaweyn oo saaxibula caqli aad kula muuq eeg markaagii hore iyo haween weyne ku dhawaaqaya hadii hebal soo biixi waayo waxab ma nihin iyo weedho la nooca ah. Taa kale shayga Siyaasda la yidhaa waa shay balaadhan dadkeenuna waxay ka aaminsiyhiin in la barrto oo kaliya mark xil la qabto oo kaliya.

Siyaasadu waa kuliyada la midda ah kuliyadah jaamcdu bixiyaan sida sharciga,dhaktrnimada,gancsiga,iyo weliba dhaqaalaha oo kale. Dabdeed leh koorasaydeed oo la qaato si haddab si aynu uga badbaadano aafadan ama debyshan aya siyaasda inagu kiciso sandkiiba hal mar ama marka doorsho soo dhowdahay waa in aynu ka taxdirnaa ku milankaa bedweynta siyaasda.

Siyaasiguna waxaa uu leeyahay wadooyin uu bulashad uu soo marro isgoo ballamo uu qaaday uuna iftiiminay inuu ka wangsanan doono xisbiga kale ee tarratanka iyo xifaaltanku ka dhaxeeyo. Kaaso gebogabdu waxa ka fullaa ama ka hirgalaa ay yihiin 25% ballan qaadyadii uu ku hamiyay siyaasigu taaso caqabdo baddan iskaga gudabaan ama iskag xeeraan qorsheyaashiisi

Haddab waxaan ku soo gunaandayaa maqaalkaygan kooban waa in aanan bulsho weynta somaliland ku dhex milmin ama aanay ka muuqan saaxda siyaasda waayo gebi ahaanteenab haddaynu wakhtigeen gelino siyaasda waa inoo qorsho la’aan iyo inagoo gudcur gudyanaa.

Qalinkii Nimcaan Cadaani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here