Somcable Oo Si Wayn Looga Sugayay S/Land Maxaa Laga Filan Karaa?

0
392

Somcable Oo Si Wayn Looga Sugayay S/Land Maxaa Laga Filan Karaa?

INtaa ka dib,Somcable oo mudo dheer laga sugayay in isgaadhsiinta casriga uga hirgaliyaan s/land oo ula jaanqaado xadarada

Qarnigan 21.ka dunidu waxay u asdaysay qarnigii isgaadhsiinta casriga ah oo nolasha adamaha saamayn wayn ayay ku yeelanaysaa xadarada dhaqan dhaqaale.

Sidaa darteed isgaadhsiintii hore ee dunida laga isticmalayay waxa lagu hagayay Satalaat samada yaala,laakiin isgaadhsiinta qarnigan 21 waxa laga sugaa Bada ama Bariga, habase ahaatee s/land inkastoo Bad leedahay hadana xaga bariga ayaa laga soo jeeday waxaana xaga bada looga soo jeedi wayay sobobo aan muuqan awgeed.
INtaa ka dib,Somcable oo mudo dheer laga sugayay in isgaadhsiinta casriga uga hirgaliyaan s/land oo ula jaanqaado xadarada isgaadhsiinta dunida ee maanta oo laga baxo sadex arimood oo hore lagu cadibnaa waqti badana kaga bixi jiray intad sugayso internetka sida, WAAn

Sugayaa, WAA mashquul,iyo WUU GO,ay Sidoo kale,dhawaan waxa lasugayaa in xadhiga laga jaro somcable maadaama hada xafiiska somcable lagu bixiyo kaadhka somcable oo magacaaga lagu diwan galinayo oo hadad joogto xafiiska, guriga ama baabuurkaga kolba halka aad joogto kugu shaqaynaya Isku soo wada duuboo,Somaaliland waxay si wayn u soo dhawaynaysaa furitaanka somcable maadaama qarnigan loo asdeyay xadarada isgaadhsiinta oo ay helayaan internet faasa oo qiimo jaban leh haday hadal tahay haday waxbarasho tahay iyo haday ganacsi tahay oo ganacsiga qarnigan waxa laga hogaamin doonaa isgaadhsiinta oo noqandoonta suuqa ugo wayn ee wax lagu kala iibsado sida lagu rajo wayn yahay.

Gabogabo,anigoo ka mida akhyaarta ku faraxsan furitaanka somcsable ayaa waxa igu soo dhacay ERAYO kooban oo aan ku soo dhawewyay somcable ee iga gudoon akhrisde.
Somcable waa lagu sugaayoo lagu saadalinayee, qalbi saafiya iyo sacabo furan ku soo dhawaw somcable.
Saqiir iyo kabiir adigay ku sugayeenoo kuu sacabo tumayaanee soo dhawaw.
Sadex lagu cadimi jiray maantaa laga salgaadhoo sahal looga baxayaa soo dhawaw somcable.
Saxiibo kala lumayoo kala saaray waayuhuyoo sabad dheer ku kala nool isku soo dhawaysayoo isa saare dhaayaha so dhawaw somcable.
Dunida sideena ah aan sinaano maantoo qayrkeen aan la soconoo faa,iido sanadkeen sakan sakanka lagu helo sahal aad u aragtide saamigaaga qaadoo so gasho somcable.
ALAA MAHADLEH
mawliid Axmed jibriil
xaqsheeg@hotmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here