UK: Shirkad caalami ah oo bilowday in diyaarad Drone ah kuugu soo dhiibto wixii aad ka dalbato: VIDEO

0
362

Dalka UK ayaa waxaa lagu guuleystay tijaabadii ugu horeysay ee loo adeegsado diyaaraddaha nooca casriga ah ee Drones-ka loo yaqaan in gurigaaga ay kuugu keento alaabta ay kuusoo ditro shirkadda caanka ah ee Amazon ee qalabka electronics-ka iibisa iyo computerada, halkii boostaalayaasha ay ku qaadan jirtay dhowr saacadood inay gurigaaga yimaadaan.