United oo u tafaxaydatay sidii ay ku soo xero galin lahayd Victor Lindelof

0
916

waaxa qoreya yaasir br

Manchester United waxa ay Benfica xiriir ku saabsan Victor Lindelof la yeelatay, sida laga soo xiganayo warar hoose.

22 jirkan waxa uu u dheelay daqiiqad walba oo ka tirsan Champions League halka kulan qura uu seegay horyaalka.

Sida laga soo xiganayo Sky Sports News, Benfica waxa ay Mourinho ku wargalisay in aysan bixitaan u ogolaan doonin Lindelof hadii ay u gudbaan wareega 16-ka.

Gor gorada waxa ay hada ku jiraan booska kowaad ee Group B waxa ayna la dhibco yihiin Napoli.