War Deg Deg Ah: Majaajileystihii Caanka Ahaa Ee Boon Xirsi Oo Caawa Ku Geeryoodey Magaalada Hargeysa

0
520

Alleh Ha u naxariistee waxaa caawa magaalada Hargeysa ku geeriyoodey Majaajileyte Boon Xirsi .
Marxuumka ayaa waxaa uu ku geeriyoodey aqalkiisa oo ku yaala magaalada Hargeysa waxaana Warbaahinta  u xaqiijiyey geeridiisa qaar ka mid ah ehelada Marxuumka iyaga oo sidoo kale sheegay in aanu jirin wax xanuun ah oo hayey wakhti xaadirkan .
Majaajileyste Boon Xirsi ayaa waxaa uu ka mid ahaa majaajileytayaashii caanka ka aha deeganada Somalida oo dhan waxaana mudooyinkii ugu danbeeyey ku noola caasimada Somaliland oo hoggiisu ahaa.

Wax umad ah kamuu dhiman marxuum Boon Xirsi waxaaana uu lahaa xaas