Wasiirka arr. dibedda Britain oo ka cararay wareysi kaddib markii uu garan waayay magaca madaxweynaha dalka Koonfurta Kuuriya

0
383

Boris Johnson, wasiirka arrimaha dibedda dalka Britain ayaa isaga cararay wareysi uu la lahaa taleefishinka Sky News kaddib markii uu garan waayay su`aal la xiriirta bal in uu sheego magaca madaxweynaha dalka Koonfurta Kuuriya.

https://youtu.be/BAVruZy5XRs