Waxaanu Taageersanahay Musharaxnimada Madaxweyne Xigeenka Xisbiga Waddani Ee Cabdi Maxamuud Ismaaciil…Jaaliyada Gobolada Awdal,Selel Iyo Gebilay

0
1031

Qurba-joogta ka soo jeeda Gobolada Awdal,Salal iyo Gabiley ee degan wadamada Holland,Belgium iyo luxemburg waxaan si buuxda u taageersanahay musharax madaxweyne ku xigeenka xisbiga wadani mudane Cabdi maxamud ismail (cabdi weyne) By maxamed jeex

Waxaan aad ugu farax sanahay ku dhawaaqida uu ku dhawaaqay inuu musharax u taagan yahay xisbiga wadani mudane cabdi weyne ee uu kaga dhawaaqay magaalada borama taasoo ah mid aan ku taageeraynu mudane vcabdi weyne.

Mudane cabdi maxamuud ismail cabdi (weyne) waa shaqsi qurba-joog ah waa nin aad u maskax badan waa nin siyaasi ah waa nin fahamsan waa nin u qalma madaxweyne ku xigeen iyo madaxweynaba waa nin aqoon fiican leh waa nin wax u qabankara umada reer somalilan gaar ahaana gobolada

uu ka soo jeeda ee ah Awdal,Salal iyo Gabiley.

Waxaan aad iyo aad u soo dhaweynaynaa dhawaaqaas ka soo baxay musharxa ama jagada madaxweyne ku xigeenka xisbiga wadani oo uu sheegay inuu u taaganyahay musharaxa.

Hadaan nahay dadkii dibada ee ka soo jeeday galbeedka somaliland aadbaan kuu taageersanahay waanan ku soo dhaweynaynaa waanan kugu garab galeynaa waxaanan jecelnahay inaad ku guulaysato jagadaas in shaalaah .

Allaa mahad leh
By maxamed jeex

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here