Xil Wareejintii Haamaha SHidaalka Berbera Oo Mar Labaad Dib U DHac Ku Yimi + Ganacsadii Lagu Wareegaysay Oo SHir Deg Deg Isugu Imaanay

0
456

Xil Wareejintii Haamaha SHidaalka Berbera Oo Mar Labaad Dib U DHac Ku Yimi + Ganacsadii Lagu Wareegaysay Oo SHir Deg Deg Isugu Imaanay

Waxa Soo Ifbaxaayay Wararka Sheegaya in mar labaad dib u dhac ku yimi wakhtigii xukumada somaliland u balan qaaday ganacsada inay ku wareejinayso Xarunta Haamaha shidaalka berbera .wararka laga helaayo ganacsada ayaa sheegayay in markii kobaad loo mudeeyay 1.10.2015 xaflada xilwareejinta loo samaynaayo ganacsada sidaan ku hantiyaan Haamaha Shidaalka somaliland .balshe arintaa ayaan suuro galin ,waxaana marlabaad la mudeeyay isla 5.10.2015 .

oo ku began maalinta bari ah in la sameeyo wareejinta haamaha shidaalka berbera ila wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in berina dib u dhac kale ku yimi arinta wareejinta haamaha shidaalka berebra.

Waxa isna dhankiisa magaalada berbera ka anba baxay wasiir ku xigeenka xanaanada xoolaha somaliland cali maxed cilmi oo isagu mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa magaalada una joogay wareejinta Haamaha

Wararku waxa kale intaa ku darayaan in mar sadexaad lagu war galiyay in ganacsada la sugaayo madaxwayne silaanyo imaanshiyihiisa

Arinta ayaa walaac wayn ku abuurtay Ganacsatadii Koota loogu xidhaayay Haamaha shidaalka somaliland waxaana la filaayaa in 24 sacadood ee soo socda shir deg deg ah isugu yimadaan arintaa ay kaga arin sanayaan

Mubaarik nirig

Saaxil181@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here