Xukuumadu Waxay Ubaahantahay 4 Gudi leh Misaankooda . Garyaqaan Rajab Ismail Salah

0
427

Xukuumadu Waxay Ubaahantahay 4 Gudi leh Misaankooda . Garyaqaan Rajab Ismail Salah

dib loo dhisay dalkii oo la ga soo Qaaday bilow 0 oo ah meesha ugu hosaysaa dibu dhis aad ubalaadhan iyo horumar la taaban karo

Research Dheer iyo Cili Baadhis dheer ka dib waxaan halakan manta iisharaf aah in aan kusoo gudbiyo haba ka ugu macquulsan een ku heli karno Ictraaf ama aqoonsi Caalmi ah. Waxaan ognahay in aan Geed dheer iyo mid Gaaban baa an uu fuulnay si daan ku heli lahayn ictraaf .

Halkan waxaan jecelahay in aan kusoo gudbiyo mudane Madaxwayne iyo Madaxwayne kuxigeenba .haba ug macquulsan een ku heli karno ictraaf caalmi ah .

dib loo dhisay dalkii oo la ga soo Qaaday bilow 0 oo ah meesha ugu hosaysaa dibu dhis aad ubalaadhan iyo horumar la taaban karo ayaa lagu sameeyey dhmaan Somaliland waxaa ka hirgashay Democracy waxay leedahay waa

Dal buxuyey dhmaan shuruudihii dawladnimo ee islmarkaan lagu aqoonsanlahaa Dawladnimadeed waxaa ayaan daro ah in ayna helin wali ictraaf ooy ka hesho bulshada Caalamka ,iyadoo ku xidhantahay dhamaan baahiyaha Mujtamac Somaliland .ismakraan ay dhisto kabayaashi dawladnimo dhinacyadaCafimaadka ,biyaha ,Waxbarashada ,Horumarka ,Dhaqaalaha ,iyo Dhamaan Baahiyaha kala Duwan ee Bulsho u baahantahay .Dalkeenu iyadoon ognahay in aytaasi jirto waxaa laga maarmaa ah in aan qayb ka dhqono sidaas isku garab taagi lahayn oo dhinac oga soo wad jeedsanlahay horumaka qarankeen iyadoon iksaashi wada jir iyo wada socod lagu maamulaayo.

anigoo taas ka dulaya ogna in taladu tahay ta adiga iyo wlaakaa kujirta waxaan doorbiday in aan wax aan isdhi way tahay cilmi baadhis kadib inaan halkan kusoo ban dhigo . sitaas loohelana

xukuumadu iyadoon oganahay wax qabadkeed ahadana meelaha aan isdihiwaxbaa ka dhiman walow hadii lahelilahaa carabakaa cirka lagaadhi lahaa waxaa wee yo 4 qodob ooisdhi waa umuhiim qarnakana oo meel ayuu kasoobaxayaan waa hadii sideed loogu dhaqamo inkastoonanahay dad africaan ah hadana waxaa dadaalka hadaan halakaas ka siiwadno waxaan rajaynaya in waxtar wanaagsna qarankan uyeelandoono . qarankana lajaan qaadi doono Quuumaha Horumaray.

maxay yihiin 4 qodob maxayse fiiado leeyhihiin intaaan ugalin su’aaasha kobaad bal aan usoo gudbo ta hore :

1-Samaynta Gudiga Horumarinta Dayarta Somaliland (Shaqo Abuurka usameeyaan 100.000 in kabadan oodayar ah .)

Dayartu Waa laf dhabarta Bulshad awaa na Ta’ay Bulsho ku horumarto hadayna Bulshadu lahayn Dayar aqoon leh ma horumarto , Dayartuwaa Bulshadu hagta ama laga tusaalo qaato waa ta umadi ama ku Horumarto ama Ku hagasto horta ilahay dayrteena haka dhigo ta aan ku horumanee .waxaan ubaaananahay in aan helno dayar aqoon leh oo qayrkeed la jaan qaada .sidtaas loo helo in lasameeyo :

• Samynta Siyaasad Qaran ee shaqo abuurka Bulshada Somaliland

• Samaynta xarumo xirfadlayaal

• Worshops /biyo xidhayaal /macanicies /dawaarlayaal / kaluumaysiga

• Dhiiri galint Dayarta Somaliland eek a qaybgalka Talada dalka .

• In haayda iyo ku maxaliga ahba lagu dhiirgaliyo HAbkay shaqo abuur loogu smayn lahaa .

• In joojiyaan shaqaala Dibada laga keenayo.dhiiri galiyaan kuwa Dalka ushashay .

• In lasameeyo sanduuqa Horimarinta shaqaalaha iyo shaqo abuurka .

• in Qurbajooga Dalka ay dalka maalgashadaan si ay shaqo abuur ugu samyeeaan bulshada Somaliland

• In shirwayne Caalimaha ah la qabto laguna falan qeeyo hawlaaIn khubaro iyo lataliyaal la qabto .Wassarad Shaqda iyo Arimaha Bulshada

2- Dhisida Xarunta Guud ee Cilmi Baadhista Qaranka

• Hagida iyo hirgalinta himilada qaranalida ujeedaha danha qaranka

• Daba galka xog ururinta hawla qaranka

• Cilmi Baadhista ku sameeyeen waxyaabaha qaran faaidada u ah ama faadada daro u ah

• Samaynta cilmi baadhisyo qaran

• Hirgalinta Barnaamujyo iyo soo badhigodooda

• Kawar helida iyo ka warbixinta xaalada geeska aduunka

• Gudigaas wuxuu ka koobnaanayaa dhakhatiir ,injineero ,Garyaqaano,pro,cilmi baadhisyo,macalmii n,bankaro,abwaano,iyo culumo.

3- Samaynta Gudiga Ictiraaf Raadinta iyo Horumaka :

Arinta Ictraaf raadintu waa ta inoo gu mudan waa ta aynu ku daalnay waa ta kabihii inaga dhamadeen waa ta inoogu mudan balse waxaan samayna daaal aan inaba qiayaas lahay oo caalmaka meeshaad istaagtidba laeeyahay we know somaliland its Africa .

taas waa gaadhsiyey waa Buslahd Reer somaliland oo gunti gaaban uxidhiya say u qarankan loo ictraaflahayeen , ainoo fkikirkaygana kujirto dakla usoo halgamay ictraaf raadinta in Madxaf wayn loosameeyo siloo helo taarikh ka hadha .

Arint aictraaf raadintu waa takale ee qarnkeenu maant baahi wayn uqabo hadaba si loo helo ictraaf waaxaa mudan:

• Wassirka Arimha Dibada ,Gudiga arimaha dibada eel aba Gole

• ,Garyaqaano ,Saffiradii Hore ee Somalialand ,Wassiradii Hore ee Arimaha Dibada ,Aqoonyahano ku xeeldheer Siyaasada Arimaha dibada ,Danjiralyaal caalmi ah

• ,Xafiis qaran loo sameeyo kuna hawlgalaan Buget loo qoondeeyo.Shaqada gudigaas ,iyaarinta qorshe Hawleed ay ku hawlgalaan .

Shaqada Gudigaas

• Samaynta Shirar kokoban iyo qaar Balaadhanba .

• Talo wadaag ay lasameeyaan Bulshada qaybaheeda kala duwan.

• Dhiirigalinta Aqoonayhano iyo khubaro caalmi ah islmakraan ay dhiirgalin

• usamayn lahayeen ,sidadaalka halkaas looga siiwado.

• Samaynta Madxaf lagu kaydiyo Cidkastoo usoo halgantay Ictraafraadinta

• (meseum for leader of Recogntion ).

4- Samaynta Gudi Qaran oo Kashaqaysa Horumarinta Wax soo saarka

Beeruhu waa lafdhabrta Aadamaha oo hadaan lahayn wax soosaar adamuhuba manolaankaro ogow maalinwalaba markaad toosto ilaamakaad seexanayso ee galablku dhaco waxaad cuntaati waa wax soosaarka iyo dalga yada kala duwan dalka ug faqiirsan duni waxa kamid ah dalka aan lahaynwaxsoo saar la taaban karo, hadaba sid klakeenu ug abadbaado kuwaas waxa mudan in ladhiirgaliyo Beralayda iyo Waxsoosaarka dalkaloona smaeeyo Siayasad Cad .

• Hirgalinta & dhiirgalinta Beeraha

• Samaynta iyo diyaarinta Siayasad cad oolagu hago.

• samaynta Shirkado waawayn oo dalka ka hirgala oo leh iskaashadto beeralay.

• Keenista shirkado Caalmi ah

• Samaynta Biyo Xidheeno .

5- Samaynta Gudiga Horumainta Dalxiiska iyo Soo Saarista Macdanaha

Dalxiiksu waa meelaha ugu muhiinsan ee qaran ku horumaro oo dalka leh dalxii ama meelo asaar qadiimahah waxaa kasoo gala dhaqaalaha dalka 50% nasiib wanag dalkeenu waa ka mid dlaka lagusoo hirto ee leh asaar qadiimaha iyo hanaan dlaxiiska soo jiitada ,sid abuurt aDaalo iyo wax lamid ahaba.

• Samaynta Siyaasad qaran oo lagu hago soosaarista Macdanaha

• Samaynta siyaasada Dalxiiska iyo kharyaadkadabiicga ah .

• Soo saarista Khayraadka patrol ,naaftada,saliid dhuxul dhagax ,macdamaha kale

• Samaynta iyo Abaalulid aShirwsyne Qaran oo Shirkada caalmiga ah ka soo qayb galaan si loo helo Shirkada Dalka maalgashada .

inahaas ayaan jecelahay in aan kusoo xidho hadlakayaga ,somalidu waxay ku maahmaahdaa wax iiqabo wax ila qabaa dhaanta .war fikiradan aan ulatagno deeq bixiyaayaasha islamrkanaan aan kudhinaaco waxan ayaan rabanaa in aan qabsano intaana haynaa ee idinkuna wax nala qabta . it will be good .

qacmano wada jir ayey wax ku gooyaan walaal aan horumakr adlakeen dhinac ug asoo wad ajeedsano qarnakeenu maant aalxmadulilaah meeshi ugu wanaagsanayd ayuu socodaa .

By PRO.Rajab Ismail Salah

Email :Rajab03@hotmail.com

252-634416899

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here